Skip to main content
close

KingCounty.gov is an official government website. Here's how you knowexpand_moreexpand_less

account_balance

Official government websites use .gov

Website addresses ending in .gov belong to official government organizations in the United States.

lock

Secure .gov websites use HTTPS

A lock lock or https:// means you've safely connected to the .gov website. Only share sensitive information on official, secure websites.

Sida loo codeeyo

Degmada King waxay ku codeeysaa adeegga boostada, taasoo macnaheedu yahay in aad boostada ku heli doonto warqaddaada codbixinta iyo buug-yaraha codbixiyeyaasha. Warqadaha codbixinta waxaa boostada lagu soo diraa 20 maalmood ka hor doorashada iyo waxaa intaa ka hor loo sii diraa codbixiyeyaasha ku nool dalka dibadiisa iyo kuwa adeegga dalka.

Talooyin ku saabsan codeynta

  • Si taxadar leh u akhri warqadda codbixinta, bakhshadda iyo buug-yaraha codbixiyeyaasha.
  • Si buuxda u buuxi goobaabinta ku ag taal dookhaaga.
  • Waxaanu tirin doonaa oo keliya tartannada aad u codeysay, oo warqaddaada codbixinta waa laga shaqayn doonaa xitaa haddii aadan u codeyn tartan kasta.
  • Ka jeex oo tuur gabalka yar ee ku yaal xagga sare ee warqadda codbixinta.
  • Saxiix bayaanka dhabarka dambe ee bakhshadda soo celinta.
  • Haku soo celin warqado codbixin badan isla halkii bakhshad.

Related Topics

expand_less