Skip to main content
close

KingCounty.gov is an official government website. Here's how you knowexpand_moreexpand_less

account_balance

Official government websites use .gov

Website addresses ending in .gov belong to official government organizations in the United States.

lock

Secure .gov websites use HTTPS

A lock lock or https:// means you've safely connected to the .gov website. Only share sensitive information on official, secure websites.

Barnaamijka Caafimaadka Xannaanada Carruurta

Barnaamijka Caafimaadka Xannaanada Carruurta (Child Care Health Program, CCHP) waxa uu taageeraa daryeelka ilmaha iyo barnaamijyada waxbarashada hore, waxeyna kor u qaadaa dhaqamada caafimaadka iyo badbaadada ayaka isticmaalaayo la taliyaasha kalkaalisoonyinka, caafimaadka maskaxda, nafaqeynta, iyo waxbarashada.

CCHP waxay siisaa bixiyeyaasha qalab iyo agab ay ka mid yihiin moodeelka siyaasadda caafimaadka, macluumaadka ka hortagga cudurrada la kala qaado, nafaqeynta iyo tilmaamaha cuntada caafimaadka leh, foomamka caafimaadka iyo qorshayaasha daryeelka ee waafaqsan WAC, iyo agabyo kale si kor loogu qaado korriinka iyo dhaqamada caafimaadka ee ubadka. Si loo hubiyo in macluumaadka ay heli karaan inta ugu badan ee bulshooyinka daryeelka ilmaha oo ku nool Degmada King intii suurtogal ah, CCHP waxay haysataa macluumaad iyo agab oo ku qoron luqado kala duwan oo ay ku jiraan muuqaalo iyo codad.

Dhammaan dukumeentiyada iyo foomamka laguma tarjumin af Soomaali, markaa fadlan ku noqo bogga hore ee CCHP si aad u hesho agab dheeraad ah oo ku qoran luqadda Ingiriisiga.

Dukumentiyada iyo foomamka af-soomaaliga

expand_less