Skip to main content
close

KingCounty.gov is an official government website. Here's how you knowexpand_moreexpand_less

account_balance

Official government websites use .gov

Website addresses ending in .gov belong to official government organizations in the United States.

lock

Secure .gov websites use HTTPS

A lock lock or https:// means you've safely connected to the .gov website. Only share sensitive information on official, secure websites.

Yaa is diiwaan gelin kara

Ma iska diiwaan gelin karaa si aan uga codeeyo Washington?

Si aad isaga diiwaan geliso inaad ka codeeyso Washington, waa inaad tahay:

  •  Muwaadin Mareykan ah
  • Qof si sharci ah u degan gobolka Washington
  • Jiro ugu yaraan 18 sanno maalinta doorashada
    • Haddii aad jirto 16 ama 17 sanno, waxaad isku diiwaangelin kartaa sida ka Codbixiyaha Mustaqalka ahaan waxaana si toos ah laguugu diiwaangelinayaa inaad codeeyso markii aad uqalanto.
  • In aadan codeynta lagaa mamnuucin amar maxkamad awgeed
  • In aadan hadda xabsi buuxa oo hoos taga xukunka Waaxda Asluubta ee gobolka Washington ugu jirin xukun dambi-weyn.
  • In aadan iminka xabsi ugu jirin xukun dambi-weyn oo federaal ah ama mid ka dhacay gobolka Washington dibadiisa
Dhaqangalay laga bilaabo Janaayo 1, 2022, haddii dambi-weyn lagaaga xukumay gudaha Gobolka Washington, gobol kale, ama maxkamad federaal ah, xaquuqdaada codeynta waa la soo celinayaa haddii aadan hadda xirid guud ugu jirin xabsi hoos taga xukunka Waaxda Asluubta (DOC). Hadda ka dib, xuquuqda codeynta ayaa si degdeg ah loogu soo celinayaa marka qofka xabsiga laga soo daayo, iyada oo aanan loo eegeynin xaaladda kormeerka bulshada. Waxa keliya aad u baahan tahay inaad sameyso ayaa ah inaad is diiwaan geliso adigoo isticmaalaya mid ka amid ah hababka kor ku xusan.

Related Topics

expand_less